English language Course (Koorso dhammaystiran oo luuqada ingiriisiga) Mogadishu
Posted by
Galaxy private school
Private Mogadishu, Somalia, SO
Ad Details: English language Course (Koorso dhammaystiran oo luuqada ingiriisiga) Mogadishu, Somalia, SO
waxaanu qaab Online ah, ku bareynaa cidkasta oo dooneysa inay waqti yar ku barato luuqada ingiriisiga.
waxaanu baraynaa bar billoow ilaa bar dhammaad, iyadoo lagusoo koobayo waqti shan billood ah
waxaanu ku baraynaa
1. qorideeda
2. akhrinteeda
3. fahankeeda
4. ku hadalkeeda.
5. iyo naxwaheeda
si dhammaystiran oo haqab la'aan ah ayaanu u bareynaa bartaha, iyadoo ay barayaan macalimiin aqoon iyo khibrad dheer u leh. shahaadada ama documentska laga qaadanayo waa Diploma.
si aad u dalbato kooraskan nagala soo xidhiidh lambaradan: 591

✅ Do not forget to mention AFRIBABA during your call!
✅ Apply for this job offer
Contact the advertiser
Galaxy private school
Loading...
For a better visibility, place your ad in VIP
Report any scams attempts
- Somalia
- Published: 28 Feb - 02:48 PM
- Visits: 198
Most Popular Searches